Main

 

Dagaalo iyo duqeymo galabta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
1/5/2009 6:52:00 PM
Dagaalo iyo duqeymo ayaa waxaa ay galabta ka dhaceen fariisimo ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Isbeheysiga dib u xoreeynta garabka Jabuuti oo ka digay in madaxweyne la doorto ka hor inta aan la mideyn baarlamaanka labada dhinac.
1/5/2009 2:47:00 PM
Ciidamo Ethiopin ah iyo maleeshiyada Boqolaal gaaraya oo maanta gudah u galay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.
1/5/2009 2:08:00 PM
Wasiiro ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya oo maanta sheegay in ay mushaar u bilaabi doonaan ciidamada dowlada uguna baaqeen in ay ammaanka magaalada Baydhabo sugaan.
1/5/2009 2:00:00 PM
Afar ka mid ah xoogaga muqaawamada oo sheegay in ay midoobeen.
1/5/2009 1:15:00 PM
Ciidamo Ethiopian ah oo soo gaaray degmada Qansax dheere ee gobolka Bay
1/5/2009 10:59:00 AM
Ciidamada badda ee wadanka faransiiska oo gacanta ku dhigay ku dhawaad 19- qof oo Burcad badeeda Soomaali ah.
1/5/2009 10:18:00 AM
Dowladaha Burundi iyo Uganda oo sharuudo ku xiray sii joogitaankooda gudaha wadanka Soomaaliya.
1/5/2009 9:46:00 AM
Ciidamadii Ethiopian-ka ee shalay soo gaaray qeybo ka mid ah gobolka Gedo oo halkaasi xalay isaga laabtay iyo dab ka kacay degmada Balad Xaawo.
1/5/2009 9:31:00 AM
Dadkii daganaa Xaafada Suuqa xoolaha ee Magaalada Baydhabo oo bilaabay in ay gurahooda isaga cararaan kadib amar ugu yimid ciidamada Ethiopia ee halkaasi ku sugan.
1/5/2009 9:04:00 AM
Maxkamadaha islaamiga gobolda Bay iyo Bakool oo beeniyay in ay la midoobeen Ururka Al Shabaab.
1/5/2009 8:18:00 AM
Dagaal u dhaxeeyay xoogaga muqaawamada iyo ciidamada dowlada oo saakay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir.
1/5/2009 8:04:00 AM
Maxkamadaha islaamiga oo nasiib daro ku tilmaamay qaabkii looga hadlay saldhigyadii ay la wareegeen ee magaalada Muqdisho.
1/5/2009 7:31:00 AM
Maamaulka islaamoga ee gobolka Gedo oo sheegay in ay iska difaaci doonaan Ciidamada Ethiopian-ka iyo maleeshiyada Soomaaliya ee soo galay gobolkaasi.
1/5/2009 7:26:00 AM
Ciidamada Ethiopia oo kala raacdeeyay ciidamada Dowlada KMG oo farsiin ku lahaa Ex Control Agfooye kadib qarax shalay halkaasi loogu geystay.
1/5/2009 7:24:00 AM
Deeq lacageed oo ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku noo dalka dibadiisa oo maanta la gudoonsiiyay dad ku nool Daafaha iyo gudaha M/Muqdisho(DAAWO SAWIRDA).
1/4/2009 4:41:00 PM
Gudiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo codsaday in la qaado ciidamada Maxkamadaha islaamiga ee la soo dhigay hareeraha Suuqa Bakaaraha.
1/4/2009 4:26:00 PM
Cabdi qeybdiid oo Wax aan meesha ku jirin ku tilamaamay talaabooyinka Ay maxkamadaha islaamiga kula wareegeen Saldhigyo ku yaala magaalada Muqdisho.
1/4/2009 3:04:00 PM
isbeheysiga Dib u xoreynta garabka Jabuuti oo ku baaqay in wax dagaalo ah aysan dhicin hadii ay ciidamada Ethiopia baxaan.
1/4/2009 2:47:00 PM
Dadka ku barakacay duleedka Muqdisho oo Dowlada Ethiopia ka dalbaday in ay ka dhabeeyso ka bixitaankeeda gudaha dalka Soomaaliya.
1/4/2009 2:38:00 PM
Maamulka Islaamiga ee Baardheere oo dadka magaaladaasi ku amray in ay ka fogaadaan wadooyinka xabsigana ka sii daayay Maxbuus ku jirtay.
1/4/2009 2:33:00 PM
Maxkamadaha islaamiga ee gobolka Hiiraan oo xukun Tacsiir ah maanta ku fuliyay dad lagu soo qabtay Maandooriye.
1/4/2009 2:16:00 PM
Israsaaseyn dhimasho iyo dhawac sababtay oo ciidamo ka wada tirsan dowlada kmg Soomaaliya maanta ku dhex martay Isgooska Jubba ee magaalada Muqdisho.
1/4/2009 2:14:00 PM
Saxafiyiin u dhashay wadamada Spain iyo Britain oo lagu heystay Boosaaso oo la sii daayay.
1/4/2009 2:02:00 PM
Ciidamo Ethiopian ah oo ay la socdaan Maleeshiyaad Soomaali ah oo maanta Gudaha u galay degmooyin ka tirsan gobolka Gedo.
1/4/2009 1:52:00 PM
Dab geystay qasaare Maaliyadeed oo aad u badan oo xalay ka kacay Magalaada Baardheere ee gobolka Gedo.
1/4/2009 8:53:00 AM
Ciidamo Ka tirsana Maxkamadaha islaamiga oo ku sugan gobolada Bay iyo Bakool oo la midoobay Xoogaga Ururka AL Shabaab.
1/4/2009 8:40:00 AM
Ciidamada Maxkamadaha islaamiga oo howgalo ay dad ku soo qab qabteen shalay ka fuliyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
1/4/2009 8:32:00 AM
Ciidamo Ethiopian-ah oo watta Maleeshiyaad soomaali ah oo ku soo jeeda dhanka gobolka Gedo iyo Xoogaga islaamiyiinta oo halkaasi iyana dhaq dhaqaaq Ciidan ka bilaabay.
1/4/2009 8:23:00 AM
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna waljamaaca oo sheegay in ay socdaan qorshayaal ka dhan ah Culumadaasi oo ay wadaan dad ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa.
1/4/2009 7:30:00 AM
Sheikh Muqtaar Roobow oo uga digay xoogaga muqaawamada qabsashada Saldhigyada Magaalada Muqdisho.
1/4/2009 7:17:00 AM
Qarax sababay geerida Askar Ethiopian-ah oo Goordhow ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
1/4/2009 7:13:00 AM
Ethiopia oo sheegtay in marka ciidamadeedu ay ka dhamaanayaan Dalka Soomaaliya aysan ogalaan doonin banaanaasho dhinaca Awooda ah oo dhacda gudaha Dalka Soomaaliya.
1/3/2009 6:51:00 PM
Xulka kubadda cagta ee dalka Soomaaliya oo maanta guul ka gaaray koobka Bariga iyo Bartamaha Africa ee ka socda wadanka Uganda.
1/3/2009 6:43:00 PM
Culumaa’diinka Ahlu Sunna waljamaaca oo ku eedeeyay Ururka Al Shabaab in handadaad iyo weeraro ay ku hayaan qaar ka mid ah culumadaasi.
1/3/2009 5:00:00 PM
Naadiga Saxaafadda gobolka Sh/hoose iyo midowga Ardayda G/Banaadir oo cambaareeyay Falkii lagu toogtay Wariyihii Shabelle Xasan Mayoow Xasan.
1/3/2009 4:38:00 PM
Shirkadda Telcom Soomaaliya oo maanta abaalmarino gudoonsiisay dad ku guulaystay barnaamijkeeda Xoqqo oo guulayso(DAAWO SAWIRDA).
1/3/2009 4:31:00 PM
Maxkamadaha Islaamiga oo la wareegay amaanka sedax ka mid ah saldhigyada ku yaala gudaha Magaalada Muqdisho.
1/3/2009 3:15:00 PM
Ciidamada Maamulka islaamiga ee gobolka J/hoose oo wada Baaritaano la xariira dilal deegaan Diif loogu gaystay Gudoomiye iyo ku xigeenkiisa.
1/3/2009 3:01:00 PM
Barlamank Puntland oo maanta gudoomiye cusub u doortay hogaanka sare ee Barlamankaasi.
1/3/2009 2:56:00 PM
Dagaal u dhaxeeya ciidamo Somaliland iyo puntlnad oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Sool.
1/3/2009 2:50:00 PM
Dagaal sababay dhimasho oo maanta ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
1/3/2009 2:46:00 PM
Hay’adda Badmareenada Caalamka ah oo sheegtay in kooxaha burcad badeedu ay qaadeen sanadkaan 5-weerar iyo Poland oo ku beertay la dagaalankooda.
1/3/2009 2:42:00 PM
Dab qasaare maaliyadeed geystay oo xalay ka kacay suuqa Soomaalidu ay ku leedahay Xaafadda Islii magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
1/3/2009 9:39:00 AM
Ciidamada badda ee wadanka Denmark oo gacanta ku dhigay kooxo burcad badeed ah kadib howgal ay sameeyeen.
1/3/2009 8:51:00 AM
 


KEYDKA WARARKA